Faahfaahin: Qarax xooggan oo ka dhacay Muqdisho & Khasaare ka dhashay (Sawirro)

Ugu yaraan shan ruux ayaa ku dhimatay ku dhowaad 10 kalena way ku dhaawacmeen qarax caawa maqribkii ka dhacay Isgoyska Fagax oo ka tirsan degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya sida uu qaraxaas u dhacay kuwaasoo qaarkood sheegayaan inuu fuliyay ruux isku soo xiray waxyaabaha qarxa halka warar kalena … Continue reading Faahfaahin: Qarax xooggan oo ka dhacay Muqdisho & Khasaare ka dhashay (Sawirro)